27.7 C
New York

Maxaa ka cusub tirinta codadka ee doorashadi Somaliland?

Published:


Hargeysa — 
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa Axaddii shalay shaaciyay in lasoo gaba gabeeyay inta badan tirinta codadka ee gobollada Somaliland.
Natiijada rasmiga ah ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo maalmaha soo socoda. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray, Khadar Cakulle.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img