27.7 C
New York

Aqalka Sare oo ka dooday muhiimadda lacag cusub oo ay Soomaaliya yeelato

Published:


Golaha Aqalka sare ee barlamanka Soomaaliya ayaa si kulul uga dooday saamaynta dhaqaalaha dalka uu ku yeeshay maqnaashaha lacagta shilinka Soomaaliga iyo muhiimadda ay leedahay in xilligan dalka loo sameeyo lacago cusub oo u gaara taasoo dabooli karta baahida loo qabo isticmaalka shilin Soomaaliga
Warbixin arrintaas ku saabsan Waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img