26 C
Mogadishu

Tag: sare

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Dowladda oo sheegtay in la dilay horjooge sare oo ka tirsan Al Shabab

MUQDISHO — Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee loo soo gaabiyo "NISA" ayaa xalay shaacisay, in duqeyn cirka ah oo ka dhacday gobolka Shabeellaha...

Wafdi sare oo ka socda Itoobiya oo gaaray Muqdisho

Muqdisho —  Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaaray wafdi ka socda dowladda Ethiopia. Wafdigan ayaa waxaa hogaamineysay wasiirka gaashaandhiga Aisha Mohamed. Sidoo kale waxaa wafdigan...

Wafdi sare oo Mareykan ah oo maanta booqday Hargeysa

Hargeysa —  Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, iyo madaxweynaha kursiga ka sii degaya ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta...

Maxkamadda Sare ee Somaliland oo xaqiijisay guusha Cabdiraxmaan Cirro

Hargeysa —  Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa shalay si sharciyan ah ugu dhawaaqday in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro uu yahay ku guulatstay madaxweynaha Somaliland...

Markabka Oruç Reis iyo wafdi sare oo Turkish ah oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho —  Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo-gaaray Muqdisho, ayada oo sidoo kale...

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo ayiday xukunkii lagu riday Sayid-Cali Macallin

Muqdisho —  Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa maanta ayiday xukunkii dilka ahaa ee horey ay Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo tan racfaanka ay ugu rideen...

Wafti sare oo ka socda IGAD oo maanta gaaray Muqdisho

Muqdisho —  Wafdi sare oo ka socda Urur goboleedka IGAD ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.Wafdiga oo si weyn Muqdisho loogu soo dhaweeyey ayaa...

Sharciga xuquuqda naafada Soomaaliyeed oo la horgeeyey Aqalka Sare

Muqdisho —  Xubno ka mid ah aqoonyahanka naafada ah ee u ololeeya ilaalinta xuquuqda aas-aasiga ah ee naafada Soomaaliyeed ayaa si weyn u soo...

Aqalka Sare oo ka dooday muhiimadda lacag cusub oo ay Soomaaliya yeelato

Golaha Aqalka sare ee barlamanka Soomaaliya ayaa si kulul uga dooday saamaynta dhaqaalaha dalka uu ku yeeshay maqnaashaha lacagta shilinka Soomaaliga iyo muhiimadda...

Imtixaanka Shashaadiga ee Dugsiga Sare oo ka bilowday Soomaaliya

Ra’iisul-wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Muqdishu ka daah furay imtixaanka fasalka 12-aad ee Dugsiyada Sare ee sanad dugsiyeedka 2023-2024-ka....

Recent articles

spot_img