26.7 C
Mogadishu

Tag: cusub

Saddex degmo oo cusub oo lagu kordhiyey gobolka Banaadir

Muqdisho —  Magaalaada Muqdisho ayaa korodhay kadib markii mas’uuliyiinta Soomaaliya ay ku dhowaaqeen in la sameeyey saddex degmo oo cusub oo ka mid noqonaya...

Ileyska VOA: Dowladda Federaalka oo duulaan cusub ku qaadaysa Al-Shabaab

Muqdisho —  Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dowladda federaalka Somaaliya oo qorsheyneysa inay duulaan cusub ku qaado maleeshiyada Al-Shabaab kadib...

Iskaashatada Kaluumeysiga Muqdisho oo loo rarayo suuq cusub

Muqdisho —  Iskaashatada Kaluumeysiga Dan Kulmis, ayaa markii ugu horeysay in ka badan muddo 30 sano ah, waxa ay dowladda Soomaaliya ka rareysaa dhulkii...

Laftagareen oo gudoomiye cusub u magacaabay gobalka Bay

Baydhaba —  Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Bay. Maxamed Isaaq Caracas oo horey u ahaa guddoomiyaha degmada Bardaale ayaa...

Suuqyo cusub oo kusoo kordhay magaalada Hargeisa

Hargeisa —  Iyadoo wali uu socdo dhismaha Suuqii Waaheen ee magaalada Hargaysa ee gubtay sanadkii 2022 ayay ku soo kordhayaan suuqyo cusub iyo goobo...

Jabuuti oo qeyb cusub ku soo kordhisay kulliyadda Injineeriyadda ee Jaamacadda Jabuuti

Wasaaradda Tacliinta Sare ee Jabuuti ayaa Jaamacadda Djibouti ku soo kor dhisay xarun isugu jirta shaybaar, iyo cilmi baaris loogu talogalay ardayda barata...

Recent articles

spot_img