Iskaashatada Kaluumeysiga Muqdisho oo loo rarayo suuq cusub

0
155


Muqdisho — 
Iskaashatada Kaluumeysiga Dan Kulmis, ayaa markii ugu horeysay in ka badan muddo 30 sano ah, waxa ay dowladda Soomaaliya ka rareysaa dhulkii ay hore ugu shaqeyn jireen ee Kawaanka Malayga, kadib markii ay dhulkaasi dowladdu u baahatay.Iskaashatada ayaa hadda u guuraya dhul cusub oo laga siiyey Aargada Xeebta Liido.Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here