Jabuuti oo qeyb cusub ku soo kordhisay kulliyadda Injineeriyadda ee Jaamacadda Jabuuti

0
185


Wasaaradda Tacliinta Sare ee Jabuuti ayaa Jaamacadda Djibouti ku soo kor dhisay xarun isugu jirta shaybaar, iyo cilmi baaris loogu talogalay ardayda barata kulliyadda injinneeriyadda ee jaamacadda. Qeybtan tiknooloojiyadda casriga ah ayaa qeyb weyn ka qaadan doonta kobcinta aqqoonta ardayda baraneysa injinneeriyadda.
Warkan waxaa Jabuuti ka soo dirtay Sagal Saciid Faarax.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here