21.6 C
New York

Saddex degmo oo cusub oo lagu kordhiyey gobolka Banaadir

Published:


Muqdisho — 
Magaalaada Muqdisho ayaa korodhay kadib markii mas’uuliyiinta Soomaaliya ay ku dhowaaqeen in la sameeyey saddex degmo oo cusub oo ka mid noqonaya degmooyinka magaalada caaismadda ah.Degmooyinkaas ayaa kala ah; Garasbaaley, Gubadley iyo Daarusalaam, kuwaasi oo horey u ahaa deegaano balse hadda loo aqoonsaday degmooyin. Tirada guud ee degmooyinka gobolka Banaadir ayaa hadda ah 20.Warbixintan waxaa Muqdisho inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img