28.9 C
Mogadishu

Tag: gobolka

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Khamiis, May 22, 2025-PSF oo jawaab ka bixisay eedayn uga timid guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland

Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Ciidanka PSF ayaa ka jawaabay eedeyn culus oo uu dhawaan saxaafadda u marsiiyay guddoomiyaha gobolka Mudug ee...

Khamiis, May 15, 2025-Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo sameeyay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab

Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo sameeyay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ...

Talaado, Apr 1 , 2025-In ka badan 40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo...

Talaado, Apr 1 , 2025-Horjooge iyo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Baay

Horjooge iyo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Baay ...

Mareykanka oo duqeyn cusub ka fuliyey gobolka Bari

Boosaaso —  Mareykanka ayaa duqeyn cirka ah la beegsaday kooxda Daacishta-Soomaaliya, isaga oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa sidaas Axaddii shaaciyey Taliska Ciidanka Mareykanka...

Khamiis, Feb 6 , 2025-Taliska ciidanka xoogga dalka oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo ka dhacay gobolka Hiiraan

Taliska ciidanka xoogga dalka oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo ka dhacay gobolka Hiiraan ...

Khamiis, Feb 6 , 2025-Golaha Wasiirada Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeyay inay colaad ka hurinayso Gobolka Gedo

Golaha Wasiirada Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeyay inay colaad ka hurinayso Gobolka Gedo ...

Wicitaanka: Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir

MUQDISHO — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobkaadkan ku saabsan yahay heerka caddaaladda ee Maxkamadaha Soomaaliya. Waxaa marti ku ah Garyaqaan Saalax Cali...

Duqeymo ka dhacay degaano ka mid ah gobolka Bari

Boosaaso —  Afhayeenka ciidmada Puntland Jeneraal Maxamuud Maxamed Axmed ayaa sheegay in habeenimadii xalay ay duqaymo ka dhaceen deegaanka Buuralayda Il iyo Camayra ee...

Deni oo ka hadlay dagaal beeleedyada gobolka Mudug

Garoowe —  Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay dagaalka ka soo cusboonaaday gobolka Mudug ayaa sheegay in dib loogu noqdo heshiisyadii laga...

Sidee loo arkaa diblomaasiyadda ay Soomaaliya ka waddo gobolka?

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho ku tegay dalka Eritrea toddobaadkan, halka wasiirka arrimaha dibedda Axmed Macallin Fiqi uu tegay Qaahira.Labadan...

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo xilka la wareegay

Muqdisho —  Gudoomiyaha cusub ee gobolka Maxamed Amiir oo xalay xilka la wareegay ayaa sheegay in uu noqon doono gudoomiyihii ugu dambeeyay ee la...

Recent articles

spot_img