27.5 C
New York

Wicitaanka: Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir

Published:

[ad_1]

MUQDISHO — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobkaadkan ku saabsan yahay heerka caddaaladda ee Maxkamadaha Soomaaliya. Waxaa marti ku ah Garyaqaan Saalax Cali Maxamed oo ah Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir.
Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Nuur Bukhaari).

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img