Duqeymo ka dhacay degaano ka mid ah gobolka Bari

0
176


Boosaaso — 
Afhayeenka ciidmada Puntland Jeneraal Maxamuud Maxamed Axmed ayaa sheegay in habeenimadii xalay ay duqaymo ka dhaceen deegaanka Buuralayda Il iyo Camayra ee degmada Isku Shuban ee Gobolka Bari.Afhayeenka ayaa sidoo kale ka warramay qaraxayo ciidmada lala beegsaday. Wariyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa wareysatay Jeneraal Maxamuud.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here