28.9 C
Mogadishu

Tag: duqeymo

Tekmaal International oo ku takhasustay ICT-ga Tekmaal International waa shirkad tiknoolajiyadeed oo Soomaaliyeed oo xarunteedu tahay Nairobi, Kenya. Shirkaddu waxay bixisaa adeegyo ICT oo kala duwan oo ay ka mid yihiin nidaamyada isgaarsiinta, IT-ga, iyo xalalka dhijitaalka...
Websites-ka ganacsiISOM Digital Solutions waxay dhistaa websites-yo ganacsi oo dhab ah, e-commerce, web applications, iyo nidaamyada astaanta (brand). Shirkaddu waxay diiradda saartaa in dhismaha ay ku salaysnaato hawlgalka dhabta ah ee ganacsiga.NaqshaddaISOM waxay bixisaa naqshad interface-ka...

Trump oo sheegay in uu amray duqeymo lagu fuliyay Daacishta Soomaaliya

WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa caawa sheegay in uu amray weerar cirka ah oo ka dhan ah madaxda kooxda Daacish ee...

Duqeymo ka dhacay degaano ka mid ah gobolka Bari

Boosaaso —  Afhayeenka ciidmada Puntland Jeneraal Maxamuud Maxamed Axmed ayaa sheegay in habeenimadii xalay ay duqaymo ka dhaceen deegaanka Buuralayda Il iyo Camayra ee...

Gaza: Israel oo Falastiiniyiin kale duqeymo ku dishay

Gaza —  Israa'iil ayaa sii waday duqeymaha ay ku hayso Marinka Gaza Khamiistii shaley iyada oo dhex-dhexaadiyayaal Maraykan ah iyo Carabtu ay ka shaqaynayeen...

Dowladda Soomaaliya oo fulisay duqeymo ka dhan ah Al-Shabaab

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay in weeraro ay duqeyn cirka ah ku jirto, oo ay ka fuliyeen deegaano ku yaalla Galguduud iyo...

Militariga Soomaaliya oo lagu eedeeyey inay duqeymo ku dileen shacab

Muqdisho —  Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International ayaa sheegtay in duqeymo mataano ah oo ay fuliyeen militariga Soomaaliya, oo adeegsanaya diyaaradaha...

Recent articles

spot_img