27.2 C
Mogadishu

Tag: gobolka

Maamulka gobolka Banadir oo sheegay inay wax ka qabanayaan cabashada debedbaxayaasha

Maamulka Gobolka Banaadir iyo taliska qaybta booliska gobolka ayaa wada dedaallo ay ku doonayaan inay ku dajiyaan banaanbaxyo saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay...

Bandhigga VOA: Saamaynta hoos u dhaca lacagta birta Ethiopia uu ku yeeshay gobolka Awdal

Bandhigga VOA: Saamaynta hoos u dhaca lacagta birta Ethiopia uu ku yeeshay gobolka Awdal Read More

Qoorqoor oo nasiib-darro ku tilmaamay colaadda sokeeye ee gobolka

Dhuusamareeb —  Madaxweynaha Maamul-goboleedka Galmudug ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaal beeleed dad badan ay ku dhinteen oo todobaadkii hore ka dhacay deegaan ka...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukunno kala duwan ku ridday saraakiil ka tirsan dawladda

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukunno kala duwan ku ridday mas'uuliyiin ka tirsanaa dawladda Soomaaliya. Maxkamadda ayaa qaar ka mida saraakiishaasi sii daysay, kuwana...

Saddex degmo oo cusub oo lagu kordhiyey gobolka Banaadir

Muqdisho —  Magaalaada Muqdisho ayaa korodhay kadib markii mas’uuliyiinta Soomaaliya ay ku dhowaaqeen in la sameeyey saddex degmo oo cusub oo ka mid noqonaya...

Beeraleyda gobolka Hiiraan oo ka cabanaya cudurro

Cudur aan la aqoon waxa keenay ayaa baa,biyay dalagyadii ay dhigteen beeraleyda gobalka Hiiraan gaar ahaan kuwa tabca qudaarta. Cabdulqaadir Aden Muxumed, oo ka...

Biriq xoolo ku dishay gobolka Hiiraan

Wararka ka imanaya degaan hoos yimaada degmada Maxaas ee gobolka Hiraan ayaa sheegaya in biriq ay ku dishay xoolo door ah oo ay...

Recent articles

spot_img