Beeraleyda gobolka Hiiraan oo ka cabanaya cudurro

0
160


Cudur aan la aqoon waxa keenay ayaa baa,biyay dalagyadii ay dhigteen beeraleyda gobalka Hiiraan gaar ahaan kuwa tabca qudaarta.
Cabdulqaadir Aden Muxumed, oo ka mid beeraleyda gobalka Hiiraan ayaa wariyaha VOA ee Baledweyne Xuseen Xasan Dhaqane uga waramay, waxyaabaha ay beeraha ku arkeen iyo bal hadii ay jirto rajo ah wax ka badbaadaya dalaga.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here