[ad_1]
Muqdisho —
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dowladda federaalka Somaaliya oo qorsheyneysa inay duulaan cusub ku qaado maleeshiyada Al-Shabaab kadib markii dagaalka ka dhanka ah kooxda uu hakad ku jiray muddo bilooyin ah.Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
[ad_2]
Read More

