19.9 C
New York

Suuqyo cusub oo kusoo kordhay magaalada Hargeisa

Published:


Hargeisa — 
Iyadoo wali uu socdo dhismaha Suuqii Waaheen ee magaalada Hargaysa ee gubtay sanadkii 2022 ayay ku soo kordhayaan suuqyo cusub iyo goobo ganacsi oo kala duwan kuwaasi oo uu ka mid yahay Suuqa Hadhwanaag oo dhawaan laga furay badhtamaha Hargaysa.
Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa booqday suuqan cusub warbixintan ayaanu ka soo diray.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img