Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka hadashay dagaallada ka socda Hiiraan & Puntland ee looga soo horjeedo Al-Shabaab & Daacish.
Dowladda ayaa sheegtay in dagaalladaasi...
Mas’uuliyiinta Shirkadda Biyaha ee Laascaanood ayaa sheegay in ay dadaal xooggan ku bixinayaan sidii dib loogu soo celin lahaa biyo-galintii magaalada, taasI oo...
Muqdisho —
Booliska Soomaaliya ayaa amray in tallaabo sharci ah laga qaadayo dadka ajaaanibta ee aan heysan Warqada denbi la'aanta, waxana sidoo kale Boolisku...
JABUTI — Dakadda Jabuti ayaa leh qeyb lagu dayactiro maraakiibta ganacsiga iyo kuwa millatariga.Todobaadkan waxaa lagu soo kordhiyay markab guur-guura oo ay saaranyihiin...