23.4 C
New York

Dakadda Jabuuti oo soo kordhisay meel lagu dayactiro maraakiibta

Published:

[ad_1]

JABUTI — Dakadda Jabuti ayaa leh qeyb lagu dayactiro maraakiibta ganacsiga iyo kuwa millatariga.Todobaadkan waxaa lagu soo kordhiyay markab guur-guura oo ay saaranyihiin shaqaalo iyo qalabka lagu dayactiro maraakiibta, kaas oo maraakiibta ugu tagi kara xeebaha iyo gunta badda cas maraakiibta u baahan dayactirka deg degga ah.Mashruucaasi ayaa waxaa iska kaashaday Dowladda Jabuti iyo shirkad laga leeyahay dalka Netherland. Muhiimadda dayactirka maraakiibta Jabuti ayaa waxaa warbixintan ku eegaya, wariyaha VOA-da ee Jabuti, Ramasan Muse Jamac.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img