29.6 C
New York

Beeraleyda Sool oo kordhiyay wax soo saarka khudaarta

Published:

[ad_1]

LAASCAANOOD — Beeraleyda tacabto khudaarta iyo dalagyada kale ee gobolka Sool ayaa sannadihi u danbeeyay sii kordhinayay wax soo saarka beerahooda, kaddib marki ay horumariyeen hannaanka waraabka iyaga oo helay riigag ay ku qotaan ceel-biyoodyo.Warbixintan waxaa Laascaanood kasoo diray Cabdikarim Olol.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img