24.5 C
New York

Baydhabo oo ay ku soo badanayaan falalka tahriibinta dhallinyarada

Published:

[ad_1]

Magaalada Baydhabo waxaa ku soo badanaya caruurta la tahriibinayo kuwaasi oo loo gacan geliyo kooxaha magafayaasha si waalidiinta ay u bixiyaan lacagaha ay dalbadaan kooxahaasi wax tahriibiya.
Waxaa kaloo jira koox Soomaali ah oo la shaqeysta magafayaasha. Warkan waxaa soo diray wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img