25.8 C
Mogadishu

Tag: Baydhabo

Tekmaal International oo ku takhasustay ICT-ga Tekmaal International waa shirkad tiknoolajiyadeed oo Soomaaliyeed oo xarunteedu tahay Nairobi, Kenya. Shirkaddu waxay bixisaa adeegyo ICT oo kala duwan oo ay ka mid yihiin nidaamyada isgaarsiinta, IT-ga, iyo xalalka dhijitaalka...
Websites-ka ganacsiISOM Digital Solutions waxay dhistaa websites-yo ganacsi oo dhab ah, e-commerce, web applications, iyo nidaamyada astaanta (brand). Shirkaddu waxay diiradda saartaa in dhismaha ay ku salaysnaato hawlgalka dhabta ah ee ganacsiga.NaqshaddaISOM waxay bixisaa naqshad interface-ka...

Baydhabo oo ay ku soo badanayaan falalka tahriibinta dhallinyarada

Magaalada Baydhabo waxaa ku soo badanaya caruurta la tahriibinayo kuwaasi oo loo gacan geliyo kooxaha magafayaasha si waalidiinta ay u bixiyaan lacagaha ay...

Barakacayaal guryo looga dhisay Baydhabo

BAYDHABO— Maamulka Koofur-galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay, in ay guryo u dhiseen boqolaal qoys oo kamid ah barakacayaasha ku nool Magaalada Baydhabo. Wariyahayaga Mukhtaar...

Maamulka Koofur-galbeed oo xoojiyay amaanka Baydhabo

Maamulka Koonfur Gaqlbeed ayaa sheegay in Ciidamada Daraawiishta dajiyay duleedyada Magaalada Baydhabo, si ay uga hortagaan weerarada kooxda Al Shabab ku soo qaadaan...

Dhismo iyo dayactir lagu billaabay waddooyinka Baydhabo

Magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koofur Galbeed ayaa waxaa ka socda dhismaha iyo dayactirka qaar kamid ah waddooyinka dhex mara xaafadaha taasoo soo...

Recent articles

spot_img