24.6 C
New York

Barakacayaal guryo looga dhisay Baydhabo

Published:


BAYDHABO— Maamulka Koofur-galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay, in ay guryo u dhiseen boqolaal qoys oo kamid ah barakacayaasha ku nool Magaalada Baydhabo.
Wariyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh, ayaa arintan ka waraystay Guddomiyaha Guddida Qaxootiga iyo Barokacayaasha Koonfur Galbeed, Dr Cabdiqaadir Cali Maxamed.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img