25.8 C
New York

Itoobiya oo soo dhoweysay dadaallada dhex-dhexaadinta ee Kenya iyo Uganda

Published:


Addis-Ababa — 
Dowladda Itoobiya ayaa soo dhaweysay qorshaha Kenya iyo Uganda ay ku doonayaan inay ku dhex-dhexaadinayaan khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya.Madaxweynaha Kenya ayaa arrintan dhowaan ka sheegay shir madaxeedka dalalka EAC ee Arusha. Hase yeeshee Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan wada-hadal la galeyn Itoobiya illaa ay ka laabato heshiiskii is-afgarad ee Somaliland.Warkan waxaa soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img