Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu gebagebeeyey shirweynihii 2aad ee culimada Soomaaliyeed halkaasi uga socday kaasoo laga soo saaray warmurtiyeed ka qooban qodobbo badan...
Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa dood adag ka yeeshay hubkii dhowaan dowladda Soomaaliya ay sheegtay in si sharcidarro ah dalka looga soo...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda dalka gaar ahaan wararka ku saabsan hubka dhowaan soo galay waddanka, la...
Kismaayo —
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubaland ayaa sheegay in ciidamada maamulka iyo kuwa Dowladda Federaalka oo is garabsanaya ay ka hortageen saddex weerar...
Waxaa dib u soo laabtay adeegyada dhanka online-ka ee dunida, kaddib marki ay cillad farsamo oo baaxad-weyn ku dhacday shirkadaha maamula adeegyada internetka...
Caabudwaaq —
Maamul goboleedka Galmudug ayaa soo saaray war saxaafadeed ku saabsan shaqaaqada ka dhalatay hubkii lagu dagaalamay shalay ee degaanka Siila-madow.War saxaafadeed ay...
Caabudwaaq —
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hub si sharcidarro ah dalka looga soo geliyey dhinaca Itoobiya oo ay qabatay, isla markaana ay galbinayeen...