Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay qoraal dhawaan ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga ee Soomaaliya oo lagu farayay Ganacsatada adeegsada magaca...
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay soo saaray qaraar muhiim ah oo ku saabsan mamnuucidda in dakhli dawladeed lagu...
Dhegeystayaal ku soo dhawaada Barnaamijkii Bandhigga VOA oo aan todobaadkan ku eegeyno, Caqabadaha ay wajahaan xubnaha iska soo dhiiba Maleeshiyada Ururka al-Shabab, sida...
Dalka Kenya waxaa ku soo badanaya afduubka loo geysto dhalinyarada tasoo shacabku ay ku eedeeyaan laamaha ammaanka ee Kenya, halka ciidamada booliskuna ay...
Maamulka madaxweyne Biden ee dalkan Maraykanka ayaa soo bandhigay qorshe cusub oo lagu dedejinayo habka loo maareeyo codsiyada magangelyo ee dadka iska dhiibaya...
Waddamada Iskaashiga Islaamka ayaa lahjad adag ku dhaleeceeyay Israel, iyaga oo ku dhaliilay tallaabooyin aan wanaagsaneyn sida ay sheegeen oo ka dhan ah...
Debedbax lagaga soo horjeedo weerarkii ka dhacay xeebta Liido maalinimadii Jimcaha, ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho. Dadweynaha iyo masuuliyiinta ka soo qayb galay...