22.9 C
New York

Tabashooyinkii keenay banaanbaxyadii Muqdisho oo go’aano laga soo saaray

Published:

[ad_1]

Kulan ay wada yeesheen maamulka Gobolka Banaadir, Wasaaradda Gaadiidka iyo tan Maaliyadda ayaa lagu fududeeyey habraacyada qaadashada ruqsadda wadista Mooto Bajaajka waxaana la dhimay lacago aad u badan, marka la barbardhigo dhaqaalihii hore looga qaadi jiray.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img