25.6 C
New York

Biden oo soo jeediyey hab lagu dedejinayo codsiyada magangelyo doonka

Published:


Maamulka madaxweyne Biden ee dalkan Maraykanka ayaa soo bandhigay qorshe cusub oo lagu dedejinayo habka loo maareeyo codsiyada magangelyo ee dadka iska dhiibaya xadka Maraykanka iyo Canada.
Arrintan ayaa timid kadib markii ay kordhay tirada dadka ka soo gudba xadka Maraykanka iyo Canada, warbixintan waxaa diyaarisay wariyaha VOAda Aline Barros, Xuseen Barre ayaa inoo faahfaahinaya.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img