Bandhigga VOA: Xubnaha iska soo dhiiba ururka Al Shabaab

0
163


Dhegeystayaal ku soo dhawaada Barnaamijkii Bandhigga VOA oo aan todobaadkan ku eegeyno, Caqabadaha ay wajahaan xubnaha iska soo dhiiba Maleeshiyada Ururka al-Shabab, sida ay bulshada u dhex galaan, iyo saameynta ay ku yeelan karaan dhalinyarada weli kooxda ka tirsan.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa innoo haysa


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here