Garoowe —
Shir sanadeedkii nabadda ee maalmihi la soo dhaafay ka socday magaalada Garoowe, kaasi oo ay soo qabanqabisay hayádda cilmi-baarista PDRC, ayaa geba-gabadiisa...
Ankara —
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay qaab cusub oo ay u wajaheyso wada-hadallada ay ku dhex-dhexaadineyso Soomaaliya iyo Itoobiya kadib markii ay fashilmeen wareeggii...
Boosaaso —
Maamulka garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ayaa sheegay in howlaha duulimaadka diyaaradaha yimaada ama ka baxa garoonka ay caadi ku soo laabteen,...
Boosaaso —
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland waxaa ka jira dareen la xiriira dhinaca nabadgelyada kadib markii ciidamada PSF ay soo...
Nairobi —
Colaadaha soo noq-noqda ee Soomaaliya ayaa dadku ku kala aragti duwan yihiin, iyadoo qaar ka mid ah siyaasiinta iyo wax garadka Soomaalida...
Muqdisho —
Culumada Soomaaliyeed oo maalamahaan shi ku lahaa magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xiisadda sii kululaanaysa ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Ethiopia.Bayaan ay...
Xafiiska Beeraha ee maamulka Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegay, in lagu guuleystay tijaabada bariis lagu abuuray beero ku yaalla deegaanka Beer-caano ee...