21.4 C
New York

Duulimaadyada garoonka Boosaaso oo caadi ku soo noqday

Published:


Boosaaso — 
Maamulka garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ayaa sheegay in howlaha duulimaadka diyaaradaha yimaada ama ka baxa garoonka ay caadi ku soo laabteen, kadib marki ay Axaddii aanu kasoo gudbnay baaqdeen qaar qaar ka mid ah duulimaayada.
Garoonka ayaa maalmihii dhowaa waxaa hareeyey xiisad u dhaxeysa ciidamada PSF ee Puntland iyo maamulka.
Warbixintan waxaa Boosaaso kasoo diray Yuusuf Maxamuud Yuusuf.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img