[ad_1]
Muqdisho —
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay fursadaha wax soo saarka beeraha Soomaaliya, ayada oo toddobaadkan Muqdisho lagu soo geba-gebeeyey shirka maalgashiga beeraha Soomaaliya.
Sahra Cabdi Axmed ayaa soo jeedineysa.
[ad_2]
Read More

