24.9 C
New York

Kulan nabadeed oo lagu soo gabagabeeyey Gaalkacyo

Published:

[ad_1]

Waxaa magaalada Gaalkacyo maanta lagu soo gabagabeeyay shir nabadeed oo maalmahanba magaalada uga socdey maamullada Galmudug iyo Puntland. Warbixinta arrintan ku saabsan waxaa Gaalkacyo ka soo diray wariyeheenna Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

Gaalkacyo

Gaalkacyo

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img