21 C
New York

War-murtiyeed laga soo saaray shirkii nabadda ee Garoowe

Published:


Garoowe — 
Shir sanadeedkii nabadda ee maalmihi la soo dhaafay ka socday magaalada Garoowe, kaasi oo ay soo qabanqabisay hayádda cilmi-baarista PDRC, ayaa geba-gabadiisa laga soo saaray war-murtiyeed.Shirka oo sanadkaan loogu magic daray Doorka Saxaafadda iyo nabad dhalinta ayaa waxaa ka qeybgalay aqoonyahanno, siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin xilal kasoo qabtay maamulladii dalka soo maray.Warbixin ku saabsan war-murtiyeedka shirkaasi waxaa noo soo diray Nuux Muuse Birjeeb.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img