24.9 C
New York

Booliska Soomaaliya oo soo saaray amaro ka dhan ah haysashada hubka sharci darrada ah

Published:

[ad_1]

Taliska booliska Soomaaliya ayaa shalay soo saaray amarro la xiriira heysashada hubka iyo gaadiidka aan diiwan gashneyn gaar ahaan mooto bajaajta, kadib howlgallo arrimaasi ku saabsan oo magaalada Muqdisho ay ka billaabeen qeybaha kala duwan ee ciidamada Amnniga oo booliska uu ugu horreeyo.
Cabdulqaadir Samakaab ayaa noo soo koobaya faahfaahinta ku saabsan dihiinta ay booliska soo saareen iyo howlladooda.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img