28.9 C
Mogadishu

Tag: Hubka

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Xamza oo ganacsatada ugu baaqay in ay hubka u qaataan Al-Shabaab

Muqdisho —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ku booriyay ganacsatada Soomaaliyeed inay hubka qaataan oo ay iska dhiciyaan kooxda Al-Shabaab halkii ay ka bixin lahaayeen...

Dowladda Soomaaliya oo tallaabo ka qaadeysa hubka lagu haysto Muqdisho

Muqdisho —  Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay inay dambi tahay in hubka qeybihiisa kala...

Itoobiya oo ka hadashay hubka ay Masar gaysay Soomaaliya

Addis-Ababa —  Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka digay in hubka la geeyey Soomaaliya uu kasii dari karo colaadda, loona weecin karo argagixisada, sida...

Fallanqeyn: Muxuu ka dhigan yahay hubka ay Masar gaysay Xamar?

Muqdisho —  Markab ay leedahay Masar ayaa magaallada Muqdisho ka dajiyay hub isugu jira qoryahah lidka diyaaradaha iyo madaafiic, sida ay sheegeen saraakiil Soomaali...

Madaxweyne Xassan oo mamnuucay hubka lagu dhex haysto magaalooyinka

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud oo ka hadlay masjid ku yaalla Madaxtooyada ayaa waxa uu mamnuucay in hub lagu dhex haysto magaalooyinka waaweyn,...

Booliska Soomaaliya oo soo saaray amaro ka dhan ah haysashada hubka sharci darrada ah

Taliska booliska Soomaaliya ayaa shalay soo saaray amarro la xiriira heysashada hubka iyo gaadiidka aan diiwan gashneyn gaar ahaan mooto bajaajta, kadib howlgallo...

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday ka ganacsiga hubka

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqday, in hadda kaddib ay gudaha Soomaaliya mamnuuc ka tahay ka ganacsiga hubka, gaar ahaan...

Golaha Amniga Qaranka oo soo saaray awaamiir ku saabsan xakamaynta hubka

Golaha Amniga Qaranka ayaa caawa soo saaray amarro lagu xakameynayo hubka kadib markii dhowaan Dowladdu ay sheegtay in hub sharci-darro ah oo laga...

Xal ma loo heli karaa xiisadda hubka lagu qabsaday Caabudwaaq?

Caabudwaaq —  Hadal hayn badan ayaa ka dhalatay markii laba baabuur oo kuwa xamuulka ah oo sida hub noocyo kala duwan ah uu gacanta...

Galmudug oo war ka soo saartay xiisadda hubka ee ka taagan Caabudwaaq

Caabudwaaq —  Maamul goboleedka Galmudug ayaa soo saaray war saxaafadeed ku saabsan shaqaaqada ka dhalatay hubkii lagu dagaalamay shalay ee degaanka Siila-madow.War saxaafadeed ay...

Recent articles

spot_img