Nairobi —
Waxaa xalay madxafka qaranka Kenya ee magaalada Nairobi lagu soo bandhigay buug ka hadalaya dhaqanka hiddaha iyo taariikhda Soomaaliya kaasi oo ay...
Ileyska VOA: Halista ay la kulmaan weriyayaasha ka soo warrama colaadaha
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista ay la kulmaan...
Muqdisho —
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saarey amar ay ku farayaan dadweynaha Muqdisho ee baabuurta leh in ay hubiyaan in gaadiidkoodu diiwangashan yahay...
Caabudwaaq —
Xiisado digaal ayaa si weyn ugu soo noqnoqdey deegaanada Galmudug, kuwaas oo u dhaxeeya beelaha kala duwan ee deegaanadaasi.Maamulka Galmudug ayaa labadii...
Garoowe —
Howlagal ay magaalada Garoowe ka samynayeen habeenadii la soo dhaafay ciidamo isku dhaf ah ayay ku soo qabteen mukhaadaraad lagu gubay Garoowe,...