25.1 C
New York

Buugga Ileys Af-Soomaali oo lagu soo bandhigay Nairobi

Published:

[ad_1]

Magaalada Nairobi waxaa shalay lagu soo bandhigay buugaag isugu jiray Af-Soomaali iyo sheeko xariireedka carruurta, kaas oo ay qortay Nimco Nur oo ah, qoraa Soomaaliyeed oo deggan dalka Finland.
Wariyaha VOA-da ee Nairobi, Yasin Wardheere oo munaasabaddi bandhiga buugaagtan joogay ayaa warbixintan noo soo diray.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img