Hargeysa —
Waxaa gobollada Somaliland sanadahan danbe ku soo badanayay kufsiga loo gaysto dumarka iyadoo marar qaarna ay dhacaan kufsi ay dhallinyaro si koox...
Maamulka Nugaal oo soo saaray amarro lagu xakameynayo mukhaadaraadka
Guddiga Aminga Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa shalay soo saaray awaamir lagu xakameynayo maandooriyaha.
Read More
Muqdisho —
Waxaa magaalada Muqdisho dhawaan lagu soo geba-gebeeyey kulan ay lahaayeen Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin madaxda maamul goboleedyada, gudoomiyaha...
Muqdisho —
Waxaa goor dhow war-murtiyeed laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga qaran ee maalmahan ka socday magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhexeeyay madaxda...
Muqdisho —
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay in aan dib loo cusboonaysiin Qaraarka tirsigiisu yahay 2705...