21.6 C
New York

Maxakamadda Racfaanka oo soo gabagabeysay dhageysiga kiiska Sayidcali

Published:


Muqdisho — 
Maxkamadda racfaanka ee gobolka Banaadir ayaa sheegtay inay soo gabagabaysay dhagaysiga racfaanka kiiska Sayidcali Macallin Daa’uudd oo maxkamad heer gobol ah horey ugu heshay inuu 26-kii bishii Janaayo ee sannadkan Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir ku gubay Xaaskiisii Marxuumad Luul Shiikh Cabdi una geeriyootay dhaawacii kasoo gaaray gubashada. Sayid Cali ayaa xukunkaasi racfaan ka qaatay, qareenadiisuna waxay ku doodeen inaanay jirin wax caddayna inuu dambigaas galay.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img