Ciidamadii Itoobiya oo soo galay Matabaan oo dib u laabtay

0
158


Matabaan — 
Ku dhawaad 5,000 oo askari oo Itoobiyaan ah, oo afar maalin ka hor ka soo talaabay xuduudda Soomaaliya, ayaan shalay dib ugu laabtay Ethiopia.Ciidankaasi ayaa Jimcihi laga celiyay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Haddaba ujeedada ay u socdeen iyo meelihi ay tageen ayuu Cabdixakiim Shirwac ka wareystay wariyaha VOA-da ee magaalada Beledweyne, Xuseen Xasan Dhaqane.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here