25 C
Mogadishu

Tag: galay

I wasn’t among the first to install the iOS 27 developer beta, but once I did, I began appreciating the changes Apple has made. The Photos app, in particular, has received one of its most...
The Williams sisters, Andy Murray and Novak Djokovic are back at Wimbledon. What year is it again? Sports News The mention of those names may make it feel like we're stuck in a timewarp - but, no, it...

Milatariga Sudan oo galay magaalada Wad Madani 

Khartuum —  Milatariga Sudan ayaa Sabtidi shalay sheegay in ay gudaha u galeen magaalada Wad Madani ee bartamaha Sudan, isla markaana ay qarka u...

Shirka Heritage ee Jabuuti oo galay maalinti labaad

Jabuuti —  Shirka sannadlaha ah ee Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ee ka socda magaalada Jabuti ayaa maanta galay maalintiisii labaad. Shirka ayaa sanadkaan waxaa...

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya oo ka dooday hubkii dalka ka soo galay Ethiopia

Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa dood adag ka yeeshay hubkii dhowaan dowladda Soomaaliya ay sheegtay in si sharcidarro ah dalka looga soo...

Xuseen Sh. Cali oo faafaahiyay hubkii soo galay dalka, iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab?

Dowladda Soomaaliya waxa ay horey u sheegtay in hubkaas si sharcidarro ah dalka looga soo geliyey dhinaca Itoobiya oo ay qabatay islamarkaana ay...

Shariif Sheekh Axmed oo dowladda ku dhalliilay hubkii dhowaan dalka soo galay

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda dalka gaar ahaan wararka ku saabsan hubka dhowaan soo galay waddanka, la...

Bandhigga Buugaagta Hargeysa oo maalinti labaad galay

Hargeysa —  Waxaa maalintii labaad galay Carwada Buugaagta Hargeysa oo dhowr iyo tobanki sano ee lasoo dhaafay lasoo qabanayay. Qeybti shalay ayaa waxaa lagu soo...

Ciidamadii Itoobiya oo soo galay Matabaan oo dib u laabtay

Matabaan —  Ku dhawaad 5,000 oo askari oo Itoobiyaan ah, oo afar maalin ka hor ka soo talaabay xuduudda Soomaaliya, ayaan shalay dib ugu...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyey heshiis kale oo lala galay Turkey

Muqdisho —  Golaha Wasiirrada Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey heshiis iskaashi oo u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, sida lagu...

Recent articles

spot_img