Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya oo ka dooday hubkii dalka ka soo galay Ethiopia

0
161


Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa dood adag ka yeeshay hubkii dhowaan dowladda Soomaaliya ay sheegtay in si sharcidarro ah dalka looga soo geliyey dhinaca Itoobiya.
Qaar kamid ah xildhibaannada ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay intii ay socotay doodad oo uu buuq hareeyay iyadoo kulanka uu shir gudoominayay afhaayeenka golaha shacabka Shekh aadan maboobe.
Warbixin arrinkaas ku saabsan waxaa noo diyaariyay Cabdulqaadir mxamed Samakaab.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here