24.4 C
Mogadishu

Tag: dib

Scientist Matt Walker always wanted a dog, but allergies prevented him from having one. News As an undergrad at Harvard and then a research associate at Columbia University, he was using Crispr, the Nobel Prize–winning gene editing technology,...
including looking straight up at the ceiling from your bed. When I tried this setup using the small, battery-powered BenQ GV50—which the brand markets as a ceiling projector—it worked well. I can’t say the picture quality...

Xukuumadda cusub ee Somaliland ‘oo dib u eegaysa’ is-afgaradkii Itoobiya

Hargeysa —  Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Somaliland Cabdiraxmaan Daahir Aadan Bakaal, ayaa sheegay in ilaa hadda aanu arag qodobadii ku qornaa heshiiskii is-afgarad...

Soomaaliya oo 54 sano kaddib dib ugu biirtay Golaha Ammaanka

New York —  Soomaaliya ayaa Arbacadii shalay si rasmi ah dib ugu biirtay xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, 54 sannadood kaddib.Soomaaliya ayaa ka...

Dhallinyaro Soomaali ah oo dib looga soo celiyey Libya

Muqdisho —  Ku dhowaad 180 dhallinyaro tahriibayaal Soomaali ah, oo ku dhibaateysnaa dalka Libya, ayaa shalay ay dalka dib ugu soo celisay dowladda Soomaaliya...

Halista tahriibka dhallinyarada Soomaalida oo dib u soo cusboonaatay

Boosaaso —  Ugu yaraan 25 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay kadib markii laba doon oo siday tahriibayaal ay ku qalibmeen xeebaha Madagascar...

Suuqa Waaheen ee Hargeysa oo dib loo furay

Hargeysa —  Waxaa Sabtidi shalay dib loo furay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, kaas oo ku basbeelay dab ka kacay bishi April ee sannadki...

Nigeria oo lagu soo gaba gabeeyay shirka dib u dajinta qaxootiga caalamka

Magaalada Lagos ee dalka Nigeria, waxaa shalay lagu soo gababeeyey shir lagaga hadlayey sidii dib u dejin loogu sameyn lahaa dadka ku barakacay...

Dowladda oo sharci-darro ku tilmaantay dib u doorashada Axmed Madoobe

Dowlada Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay doorashadi shalay ka dhacay magaalada Kismaayo, kaas oo mar kale dib loogu doortay madaxweynaha Jubaland, Axmed...

Doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee dib u dhiska dalka

Doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee dib u dhiska dalka Read More

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo dib uga furmay Villa Somalia

Muqdisho —  Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta dib uga furmay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.Qoraal...

Dagaal beeleed dib uga qarxay degmada Luuq

Luuq —  Dagaal beeleed ayaa saaka aroortii mar kale ka qarxay degmada Luuq ee gobolka Gedo, dagaalkaas oo u dhaxeeya beela wada dega halkaas. Dagaalka...

Shirkii Golaha Wadatashiga oo dib loo dhigay ayadoo aan lagu heshiin

Muqdisho —  Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay gelinkii dambe shaaciyay in dib la isugu soo laaban doono shirkii Golaha Wadatashiga...

Puntland oo dib u billowday akadeemiyada culuumta kalluumeysiga badda

Boosaaso —  Dowlad goboleedka Puntland ayaa dhawaan dib u billowday akadeemiyadda culuumta kalluumeysiga badda.Akaadeemiyaddan ayaa hadda lagu billaabay 40 arday, waxaana kaalinka qaadan doonta...

Recent articles

spot_img