Muqdisho —
Dadka ka faallooda arrimaha amniga ayaa ifafaallo wanaagsan ka muujiyay tallaabo dowladda Soomaaliya ay ku howlgalisay adeegga numberka gaaban ee 888 ee...
Ku soo dhowaada barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka oo aan maanta ku eegeyno, laba sano ka dib waxqabadka dawladda Soomaaliya, waxyaabihii ay ka gaabisay iyo...
Dawladda Masar ayaa Salaasadii shalay waxay Soomaaliya gaarsiisay gargaarkii milateri ee ugu horreeyey, in ka badan afartan sannadood.
Baraha bulshada iyo qaar ka mid...
Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu wadaa in todobaadka soo socda ay mar kale ku kulmaan magaalada Ankara.
Warkaan waxaa shaaciyay...
Waxaa dib u soo laabtay adeegyada dhanka online-ka ee dunida, kaddib marki ay cillad farsamo oo baaxad-weyn ku dhacday shirkadaha maamula adeegyada internetka...
Hargeysa —
Dib u dhac kale ayaa ku yimid fadhi ay Golaha Wakiillada Somaliland ku ansixi lahaayeen miisaaniyadda sannadkan 2024-ka, kaddib marki kooramka golaha...