28.5 C
New York

Jubaland oo dib u dajin u sameyneysa dadka ku ceyrtoobay abaaraha

Published:


Maamul goboleedka Jubaland ayaa bilaabay qorshe uu dib u dejin ugu sameynayo qaar ka mid ah dadki ay barakiciyeen abaarihi iyo fatahaadihi dhawaan ka dhacay deegaannada Jubaland ee Soomaaliya.Maamulka ayaa sheegay in qoysaska qaar ay u qeybisay xoolo halka kuwa kalana lagu dhiirigelinayo tacabka beeraha. Wariyaha VOA-da ee Kismayo, Adan Maxamed Salad ayaa arrintan ka wareystay, Wasiirka Xannaanada Xoolaha Jubbaland, Maxamed Nur Cali Nuuraani.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img