Soomaaliya oo 30 sano kadib dib u howl-gelisay adeegga 888

0
149


Muqdisho — 
Dadka ka faallooda arrimaha amniga ayaa ifafaallo wanaagsan ka muujiyay tallaabo dowladda Soomaaliya ay ku howlgalisay adeegga numberka gaaban ee 888 ee ka jawaabista qataraha amni iyo gurmadka deg degga ah.Adeeggaan oo dib loo furay muddo ka badan 30 sano kadib ayaa sidoo kale lagula soconayaa xogaha la xiriira lacagaha baadda ah ee kooxda Al-Shabaab ay ka qaadaan shacabka.
Warbixin ku sabsan howlaha xaruntaan iyo waxa bulshada ay uga dhigan tahay ayaa waxaa noo diyaariyay wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Samakaab oo ku sugan Washington DC.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here