Dib u dhac kale oo ku yimid ansixinta miisaaniyadda Somaliland

0
147


Hargeysa — 
Dib u dhac kale ayaa ku yimid fadhi ay Golaha Wakiillada Somaliland ku ansixi lahaayeen miisaaniyadda sannadkan 2024-ka, kaddib marki kooramka golaha uu buuxsami waayay.Xukumadda ayaa miisaniyaddan horay ugu soo celisay Golaha Wakiillada.Hadaba, wariyaha VOA-da Xamse Cali Jeesto ayaa magalada Hargeysa ku wareystay gudoomiyaha Guddi Hoosaadka Dhaqalaha ee Golaha Wakiiladda, Xuseen Ismaaciil Jaamac.Wuxuu wax ka weeydiiyay dib u dhaca iyo saamaynta ay ku yeelan karto doorashooyinka ee loo qorsheeyay Dhamaadka Sanadkan.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here