20.8 C
New York

Puntland oo dib u billowday akadeemiyada culuumta kalluumeysiga badda

Published:


Boosaaso — 
Dowlad goboleedka Puntland ayaa dhawaan dib u billowday akadeemiyadda culuumta kalluumeysiga badda.Akaadeemiyaddan ayaa hadda lagu billaabay 40 arday, waxaana kaalinka qaadan doonta Jaamacadda Bariga Africa ee magaalada Boosaaso.Wariyaha VOA-da ee Boosaaso Yuusuf Maxmuud Yuusuf ayaa arrintan ka wareystay Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland, Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img