20.4 C
New York

Dowladda oo sharci-darro ku tilmaantay dib u doorashada Axmed Madoobe

Published:


Dowlada Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay doorashadi shalay ka dhacay magaalada Kismaayo, kaas oo mar kale dib loogu doortay madaxweynaha Jubaland, Axmed Madoobe, iyo kuwi ka horreeyay.Go’ankan Dowladda ayaa kasoo baxay, shir ay xalay magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiirada. Warkan waxaa Muqdisho kasoo diray, Xasan-kafi Qoyste.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img