[ad_1]
Nairobi —
Waxaa xalay madxafka qaranka Kenya ee magaalada Nairobi lagu soo bandhigay buug ka hadalaya dhaqanka hiddaha iyo taariikhda Soomaaliya kaasi oo ay diyaarisay xarunta Golol Gallery.Wariyaha VOA-da ee magaalada Nairobi Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan noo soo diray.
[ad_2]
Read More

