25.1 C
New York

Booliska Muqdisho oo amar ku soo rogay baabuurta

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saarey amar ay ku farayaan dadweynaha Muqdisho ee baabuurta leh in ay hubiyaan in gaadiidkoodu diiwangashan yahay isla markaana leeyahay Taargo ama caalamadda aqoonsiga baabuurta.Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo direy wariyaheena Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img